by Christian_Pulisic
He is a young boy of 18 years old and his mother said to mother when I turn 20 years old what gift will you give me? His mother said: "My son, the time is not near. Wait for that day." When the boy reached the age of 19, he was sick and he went to the hospital. The doctor told the boy to his mother: "Your son is very sick and he is suffering from heart disease. His mother told the doctor that he will be fine. And she went back to the room where her son was lying in the hospital, when he saw his …
by to_day
Qeybtii 2 aad. Sheekadii kirishbooyga, iyo safarkii kululaa. Aniga ma aha qofka gaadhiga oo dhan qabsaday, ee gaadhiga ayaan shanteenna ina wada deeqayn. Shandadda ha laga tago, dhar waxa aad ka iibsan doontaa magaalada aynnu u soconnee.""Ma dhici karto." Markii uu yidhi ayaa aan baabuurka ka degay oo aan daaqadda baabuurka istaagay."Go'aan gaadh, Maxamed, waa kuleyl halkani, oo ma taagnaan kare e'.""Haye," intuu yidhi ayuu i soo eegay "Haye, dhabtayda ku soo fadhiiso.""Maxamed, waa safar shan s…